Adduunyadu way dhammaataa mana laha isku halayn, iyadoy sidaa tahay inaad dadnimo iyo jacayl ka doorbido adduunyo waxay burburinaysaa noloshaada iyo qiimaha aad dadka agtooda ka leedahay ka digtoonow inaad qiimaha dadnimada ku doorsato adduun barri dhamaan doona.
Comments
Post a Comment