Skip to main content

AQOONTA & KORODHSASHADA CILMIGA

Ruuxwalba ruuxa uu ka ogaal iyo aqoon badanyahay ayuu nolosha ka yaqaana inaad qalinka u qaadato noloshaada waxay sabab u noqonaysaa inay noloshu kuu fududaato dhibaatooyinka iyo caqabadahana si fudud uga gudubto, adkaanshaha nolosha waxaa qaybwayn ka qaata jahliga iyo ogaal la'aanta wax qor wax akhri wax baro waxaa hubaala inaad deganaansho noloshaada ku dareento.

-BarkhadHassan

Comments