Qofwalba waxaa soo mara wakhtiyo khayaal uu ku jiro wakhtigiisana uu ku dhameeyo dhacdadaas taasina ay sabab u noqoto inuu xaqiiqada u adkaysan waayo hadhaw.
Marnaba khayaal haku dhamayn wakhtigaaga iyo noloshaada ee xaqiiqada u babac dhig oo waajah wixii kulaso gudboonaada noloshaada.
Comments
Post a Comment